soen
Home / Program phases / Screening

Screening

Baadhitaan iyo wareysi ay sameeyeen Hay’adda Nabadsugida Sirdoonka Qaranka (NISA). Ka dib baaritaanka, shakhsiyaadka waxaa lagu sifeeyay khatar sare ama yar. Barnaamijka Qaranka wuxuu diiradda saarayaa dagaalyahannada khatarta yar yar, oo loo wareejiyo xarumaha ku-meel-gaarka ah si ay u helaan taageero dhaqancelin.